Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo soo bandhigtay Sarkaal ka goostay Jubbaland & Ilaaladiisa [Sawirro]

Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaalada sarkaal sare oo ka goostay maamulka Jubbaland iyo ilaalado uu watay.

Xubnahan oo lagu soo bandhigay Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ayaa ka koobnaa  4 askari oo uu ku jiro sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ka howlgala degaanada Jubbooyinka.

Sarkaalka u galay Alshabaab ayaa magaciisa lagu sheegay Yaasiin Faarax Fiilo. Wuxuuna warbaahinta taageerta Alshabaab u sheegay inuu u adkeysan waayay dhibaatada ay Ciidamada Dowladda iyo  AMISOM ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Sarkaalkan ayaa ka tegay magaalada Kismaayo, waxayan tallaabada uu qaaday jug weyn ku tahay dadaalkii dowladda Soomaaliya ku dooneysay in xubnaha Alshabaab lagu qalqaaliyo ka bixitaanka ururkaasi iyo cafiskii madaxweyne Farmaajo.

SAWIRRO

http://www.dhacdo.org/wp-content/uploads/2017/07/

http://www.dhacdo.org/wp-content/uploads/2017/07/

http://www.dhacdo.org/wp-content/uploads/2017/07/

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON