Thursday, June 26, 2025

Alshabab oo shaacisay Magaca Sarkaal ay toogasho ku dishay Magaalada Muqdisho

Alshabaab ayaa shaaisay in weerar qorsheyan ay maleeshiyadeeda ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada degaanka Dowlada Hoose ee Muqdisho.

Sarkaalkan oo shalay galabtii la sheegay in lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa ka tirsanaa cidamada canshuuraha ee Minishiibiyada, waxayna Alshabaab Alshabaab ku sheegtay Cabdi Macow Kulmiye, waxaana gooba ka baxsaday dableydii dilkiisa geysaay.

Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu ciidamadaa Canshuurta ka ururiya goobaha ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir.

Alshabaab ayaa sii wada dilalka qorsheysan ee ay ka fuliyaan Muqdisho iyo magaalooyinka kale xilli ay sii kordhiyeen miinooyinka la hago ee lala beegsado gadiidka ciidamada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON