Thursday, April 18, 2024

Amiirka Qatar oo amray in Deeq Qalab Caafimaad loo diro Soomaaliya & Wararkii ugu danbeeyay…

Amiirka Dalka Qatar Tamin Bin Hamad Al-thani ayaa amray in deeq caafimad loo diro dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sida ay shaacisay Wakaalada Wararka dalka Qatar Amiirka Dalka Qatar ayaa deeqday sheegay inay qeyb ka tahay dagaalka ay Soomaaliya kula jirto cudurka Covid-19 ee dunida dhibaatadda ku haya.

Diyaarad milateri oo nooca xamuulka ah ayaa la filayaa inay magaalada Muqdisho soo gaarto maanta, iyadoo ay noqoneyso tii ugu horeysay ee dowladda Qatar u soo dirto Soomaaliya oo xilli hore la filayey inay taageero caafimaad lasoo gaarto Soomaaliya.

Ad

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa shalay ka sheegay magaalada Hargeysa in diyaarad ka socota dalka Qatar oo sida deeq caafimaad ay ku hakan doonto magaalada Hargeysa oo qeyb ka mida deeqda ku dejin doonta iyadoo ku socota magaalada Muqdisho.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON