Tuesday, June 24, 2025

AMISOM oo War kasoo saartay shilkii ka dhacay Koontaroolka NISA ee KM4 & Ciidamadii ku lug lahaa [Akhriso]

Taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war kooban oo ay ka soo saareen shilkii ka dhacay Koontaroolka ciidamada NISA ee KM4 waxay ku sheegeen in baaritaan lagu hayo arirntaasi.

Qoraalka AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidamada qaadeen tallaabo geesinimo leh oo ay gargaar ay u fidinayeen dad ku dhaawacmay oo ay u daabulayeen Isbitaalka heerka labaad ee AMISOM. Ciidamada Gurmadka degdegna ahna ay ku lug yeesheen shil ka dhacay barta koontarool ee NISA ku leedahay KM4.

“Shilka baaritaan ayaa ku socda, waxaana wada dowladda Federaalka iyo AMISOM..” ayaa lagu yiri farriinta AMISOM, iyadoo aan wax faahfaahin ah oo dheeraad ah laga bixin.

Dhinaca kale wakiilka Midowga afrika ee Soomaaliya rancisco Caetano Madeira ayaa si weyn u cambaareeyay weerarradii Alshabaab ka fulisay magaalada Muqdisho, isagoo bogaadiyay sidii ciidamada dowladda ay uga hortageen.

WARBIXIN AY DOWLADDA SOOMAALIYA KA QORTAY SHILKA HOOS KA AKHRISO

AKHRISO: Warbixin Xasaasi ah laga Qoray dagaalkii AMISOM & NISA ku dhex maray KM4 [Dadka hintay oo kordhay]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON