Monday, July 7, 2025

AMISOM oo War yaab leh kasoo saartay Dhacdadii ciidamadeeda ku dileen Dad Shacab ah [War-Saxaafadeed]

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa War yaab leh kasoo saartay dilkii ay ciidamadeed shalay aroortii u geysteen dad shacab ah Isgoyska Ex. Kontrol Balcad ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin eedeynta saxaafadda ee ku saabsan in ciidamadeeda  ay ku lug yeesheen shil ay dad ku dhinteen oo ka dhacay wadadda Balcad.

AMISOM ayaa qoraalkeeda ku sheegtay inay ka xun tahay dadka ku dhintay shilka, iyadoo bilowday baaritaan buuxa, ayna la shaqeyn doonto mas’uuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya si loo helo xaqiiqada shilka dhacay, isla markaana natiijada baaritaanka lala wadaagi doono dadweynaha.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON