Sunday, June 22, 2025

Arday lagu dilay Magaalada Gaalkacyo iyo faafhaahin laga helay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dilka wiil dhalinyaro ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, dhinaca Galmudug.

Dilkan ayaa la sheegay inay geystay Nin ilaalo ka ah hotel ku yaalla magaalada Gaalkacyo oo rasaas ku furay wiilkan oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj.

Marxuum Cabdi Mahad Cabdullaahi Maxamed ayaa ka mid ahaa ardayda dhowaan la baxday Dugsiga Sarem wuxuuna ahaa darawal Bajaaj, balse Muran dhex maray nin ilaalo ka ahaa hotelka ayaa sababay in markii dambe keenay in rasaas lagu furo.

Ad

Ciidamada Amniga ee magaalada Gaalacyo kiiskan la wareegay, iyadoo wararku sheegayaan in la raadinayo qofkii dilka geystay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON