Friday, July 4, 2025

Askarigii ka dambeeyay Haweeney Lagu dilay Muqdisho oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda

Taliska ciidamada Booliska Dowlada Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay Askarigii ka damnbeeay dilka Safiya Cabdiraxmaan oo ehayd haweeney xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.

Askarigan oo markii hore baxsaday ayaa rasaas ku furay Mooto Bajaaj ay la socotay Marxuumad Safiya C/raxmaan Faarax oo rasaastii haleeshay u geeriyootay, wuxuuna maanta isu dhiibay ciidamada dowladda isagoo sheegay inay rasaasta ka fakatay.

Afhayeenka ciidamada Booliska Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in askariga uu iskiis isugu dhiibay ciidamada, isla markaana uu sheega inay rasaasta ka fakatay, isagoo maxkamada lasoo taagi doono, sida uu yiri.

HOOS KA AKHRISO WARKA

FAAHFAAHIN: Haweeney Macalimad ahayd oo si bareer ah loogu dilay Muqdisho [Yaa ka danbeeyay?]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON