Ciidamada Maamlulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigay dhoolatus ay ku muujinayaan cududdooda iyo hubkooda, iyadoo uu khudbad u jeedeyey Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).
Dhoolatuska ciidamada Puntland oo isugu jiray Daraawiish iyo Boolis ayaa waday hubkooda, waxayna socod ku mareen wadooyinka magaalada Kismaayo, iyadoo dadweyne badan ay daawanayeen, iyadoo Axmed Madoobe uu ciidanka u sheegay inuu bilowday howlgalka xoreynta ee Jubbooyinka.
DAAWO SAWIRRADA