Monday, July 21, 2025

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb (Sawirro: Ciidamada la socda)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu laabtay galabta maqribkii magaalada Dhuusamareeb ee caafimadda Galmudug, kadib markii uu maanta tegay magaalada Cadaado.

Axmed Madoobe iyo ciidamada ilaalada u dah oo ay la socdaan xubno ka mida labada gole ayaa safar dhulka ah ku maray inta u dhaxeysa magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb, wuxuuna ku hakaday degaano dhowr ah oo lagu soo dhoweeyay.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa mar kale ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb si uu uga qeybgalo shirka wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ee ka furmaya Magaalada Dhuusomareeb, iyadoo uu isla galabta halkaasi gaaray Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON