Wednesday, June 25, 2025

Axmed Madoobe oo isagoo xiran dareyska milateriga booqday Aagga dagaalka [Sawirro]

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday aagga dagaalka ee ciidamada maamulkiisa uga horjeedaan kooxda Alshabab. 

Axmed Madoobe ayaa saarnaa Gaari kuwa gaashaaman ah oo Imaaraadka Carabta ay siisay maamulkiisa, wuxuuna kormeeray degaanka Cabdalla Biroole  ee duleedka magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Jubba oo marar badan sheegay inay dib u xoreynayaan degaanada jubbooyibnka ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha ciidamadiisa. Alshabaab ayaa inta badan gacanta ku heysa degaanada maamulka Jubba.

SAWIRRO

1

7

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON