Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golaha wasiirada maamulkiisa.
Isku shaandheyntan ayaa saameyn ku yeelatay Hal wasiir, afar wasiiru dowleyaal iyo laba wasiir ku xigeen, iyadoo la isku bedelay xilalkii ay hayeen xubnahaasi, waxaana wareegto uusoo saaray Axmed Madoobe ku sheegay inuu magacaabiddan kala tashaday madaxweyne ku xigeenka Jubbaland.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA