Axmed Madoobe oo isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golaha Wasiirada Jubbaland [Akhriso Liiska]

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golaha wasiirada maamulkiisa.

Isku shaandheyntan ayaa saameyn ku yeelatay Hal wasiir, afar wasiiru dowleyaal iyo laba wasiir ku xigeen, iyadoo la isku bedelay xilalkii ay hayeen xubnahaasi, waxaana wareegto uusoo saaray Axmed Madoobe ku sheegay inuu magacaabiddan kala tashaday madaxweyne ku xigeenka Jubbaland.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

111,990FansLike
622FollowersFollow
2,588FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

111,990FansLike
622FollowersFollow
20FollowersFollow
2,588FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!