Thursday, July 17, 2025

Axmed Madoobe oo kashifay cidda hortaagan Maqaam loo sameeyo Caasimadda Muqdisho [Dhageyso]

Madaxweynaha maamulka jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay waxa hortaagan maqaam u sameynta caasimadda iyo arrinta Gobolka Banaadir.

Isagoo ka hadlayey xaflad sagootin ah maamulka G/Banaadir xalay u sameeyay madaxda maamul gobaleedyada ayuu  sheegay in arrinta Maqaamka Caasimadda  marba cid loo saariyo, muddo dheerna ay soo jiitameysay, haddana lagu heshiiyay in la dedejiyo.

Axmed Madoobe ayaa ku dooday in Maqaamka Caasimadda in maqaamka caasimadda uu yahay arrin Dastuuri ah, iyadoo ay dan ugu jirto qof walba oo Soomaali in la caddeeyo maqaamka caasimadda.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON