Friday, July 11, 2025

Axmed Madoobe oo ku dhowaad 2 sano kadib magacaabay Gole cusub oo Wasiiro (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Maxamed ayaa magacaabay Gole wasiiro cusub oo maamulkiisu yeesho, kadib markii ay ku qaadatay muddo ku dhow 2 sano, Doorashadii muranka dhalisay ee Ogost 2019.

Wasiirada cusub ee Jubbaland ayaa ka kooban 23 wasiir, 22 wasiir ku xigeen iyo 5 wasiiru dowle, waxaana lagu soo daray xubno uu hore ula heshiiyey Axmed Madoobe oo Doorashadiisii ka hor yimid sida C/naasir Seeraar oo loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada maamulka Jubbaland.

HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIIRADA

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON