Tuesday, June 24, 2025

Axmed Madoobe oo ku sii jeeda Magaalada Garowe & Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada oo…

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka dhoofay magaalada Kismaayo, isagoo ku sii jeeda magaalada Garoowe ee Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu magaalada Garoowe uga qeyb geli doono Shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo dhowaan ka furmi doona Magaalada Garawe, isagoo dhowr jeer dib u dhacay.

Waxaa magaalada Garowe saaka ka dhacay gadood ciidamo xirtay wadadda tagta madaxtooyada Puntland oo markii dambe la xaliyey markii loo balanqaaday in la siinayo mushaar ay u doodayeen.

Qabanqaabada soo dhoweynta Madaxda dowlad goboleedyada ayaa ka scoota magaalada Garowe iyadoo shirkan uu ka maqan yahay madaxweynaha Hirshabeelle oo hore u sheegay inuusan golahaasi wax shir ah yeelan karin iyadoo ay ka maqan tahay Hirshabelle, laguna dhisay xeer wadar ogol ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON