Monday, July 7, 2025

Axmed Madoobe oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare & Xeer ilaaliyaha Jubbaland [Akhriso]

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay xilal sare oo ka mida hay’adaha garsoorka maamulkaasi.

Axmed Madoobe ayaa wareegto ku soo kala saaray magacaabidda Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Jubbaland Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland Maxamed Sh Cusmaan Siciid.

Waa markii ugu horeysay ee maamulka Axmed Madoobe uu magacaabo hay’adaha garsoor ee heer dowlad goboleed, iyadoo aanay hore u jirin, waxaana loogu baahday si dacwado  loogu qaado xubno mucaardnimo ku bilaabay maamulkaasi.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTOOYINKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON