Thursday, June 26, 2025

Axmed Madoobe oo xayiraad saaray xildhibaanada lagu doortay Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xayiraad ku soo rogay xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu ku adkeystay in xildhibaanada lagu doortay maamulkiisa aanay u socdaali doonin magaalada Muqdisho inta laga soo dhameystirayo doorashada dalka oo dhan.

Axmed Madoobe Musharax madaxweynaha Jubba
Axmed Madoobe Musharax madaxweynaha Jubba

Arrintan ayaa la sheegay inay isku mowqif ka yihiin maamulada Puntland iyo Jubba oo isbaheysi siyaasadeed leh, waxaana hore madasha Qaran ugu heshiiyeen inay madaxweynayaasha maamul Goboleedyada saxiixaan xildhibaanada degaanadooda lagu doortay, taasoo hadda loo adeegsanayo si ka duwan qaabkii loogu talogalay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON