Monday, June 23, 2025

Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo kulankiisii koowaad ku magacaabay Guddoomiye KMG ah …

Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo kulankiisii ugu horeeyay maanta ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa yeeshay Guddoomiye KMG..

Xildhibaan Xasan Keynaan Xalane oo noqday xildhibaanka ugu da’da weyn xildhibaannada csub ee Baarlamaanka labaad ee Galmudug; wuxuuna xilka heyn doonaa inta laga dooranayo gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo ku-xigeenadiisa.

Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Galmudug ayaa hore uga mid ahaa xildhibaannadii dowladii KMG ah ee uu hoggaaminayey Shariif Sheekh Axmed.

Weli go’aan lagama gaarin xilliga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ee rasmiga ah, waxaana xilkaasi ku loolamaya xildhibaanno u badan beesha awood qeybsiga u leh.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON