Tuesday, July 8, 2025

Baarlamaanka Federaalka oo ansixiyey Sharcigii wax laga bedelay ee Xisbiyada Siyaasadda

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod u qaaday maanta wax ka bedel lagu sameeyay Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka.

Xeerkan oo dhowr maalmood laga dooday ayaa codkii loo qaaday ay ogolaadeen 137 xildhibaan, waxaana diiday 3 xildhbaan, halka ay ka aamuseen 2 kale, waxaana tirada xildhibaannada kulank ka qeybglay ay gaarayeen 142 xildhibaan oo kaliya.

Sharciga Xisbiyada ayaa ka mida sharciyo uu doonayo Guddiga Doorashooyinka Qaran si loo diyaariyo doorasho qof iyo cod ah, loona kala saaro xisbiyada faraha badan ee la diiwaan geliyay, iyadoo aysan weli caddeyn nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta 2020/2021.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON