Friday, April 19, 2024

Baarlamaanka Federaalka oo Guddi u magacaabay Xaaladda Laascaanood (Magacyada)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Guddi u magacaabay xaaladda Gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laas-caanood o rabashado ka socdaan.

Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa agu magacaabay Guddi ka kooban 10 xildhibaan oo shaqadiisu tahay inuu warbixin kasoo diyaariyo xaaladda magaalada Laascaanood, una gudbiyo Guddoomiyaha, si go’aan looga gaaro.

Xubnaha Guddigan ee xildhibaannada ayaa kala ah:

Ad

1. Xil. Mustafa SheikAli Dhuhulow

2. Xil. Abdillahi Bidhaan Warsame Hassan

3. Xil. Abdikarim Omar Hussein

- Advertisement -

4. Xil. Abdisaabir Shurie

5. Xil. Abdikadir Omar Moalin (Daada)

6. Xil. Abdikarim Abdow Heydar

7. Xil. Abdillahi Abdi Mohamed (Geel qaad)

- Advertisement -

8. Xil. Mohamed Osman Omar (Naastaro)

9. Xil. Abdullahi Abukar Haji (Abdullahi Carab)

10. Xil. Hassan Abdi Ismail

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON