Wednesday, June 25, 2025

Beesha Caalamka oo Jawaab culus ka bixisay Go’aankii dowladda Somalia ku joojisay heshiiskii deeqaha Somaliland [Qoraal]

Beesha caalamka ayaa jawaab culus ka bixisay qoraal ay dowladda Somalia u dirtay oo ku saabsanaa in la joojiyo heshiiska macaamilka gaarka ah ee degaanada Somaliland lagu siin jiray deeqaha loogu talogalay Somalia.

Jawaabta Beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in dhinacyada Soomaaliya iyo beesha Caalamka ay isla garteen sanadkii 2013 heshiiskii New Deal si Somaliland u hesho qeybteeda kaalmada loogu talogalay Somalia guud ahaan, taasoo keentay in Somaliland ay arrimo badan uga duwan tahay Puntland iyo xilligaas koonfurta Somalia la oran jiray South-cenral Somalia ka hor maamul Goboleeyada.

Qoraalka Beesha Caalamka oo ku adkeystay mowqifkooda gooni ula macaamilka Somaliland ayaa lagu sheegay inay muhiim tahay inay soo sii socoto qaabkii gaarka ahaa ee deeqaha lagu siin jiray Somaliland, waxayna soo jeediyeen in lagu socdo nidaamkii New Deal inta lagu heshiinayo qorshe cusub.

HOOS KA AKHRI QORAALKA BEESHA CAALAMKA

AKHRISO QORAALKII HORE EE DOWLADDA SOOMAALIYA

QORAAL: Dowladda Somaliya oo ka hor timid Nidaamkii gaarka ah ee Beesha Caalamka kaalmada ku siiso Somaliland

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON