Qoraal dheer oo ay ku saxiixan yihiin xildhibaannada Beesha Cadaado ugu jira Maamulka Galmudug ayaa lagu diiday heshiiskii dhex maray Ahlu suna iyo Galmudug ee ka dhacay dalka Jabuuti, laguna saxiixay Madaxtooyada Soomaaliya.Beesha Cadaado ayaa heshiiska ku tilmaamay mid aan loo maray wado sax ah, isla markaana ka horjeeda dhismihii Galmudug iyo Dastuurka maamulkaasi, waxaana arrimaha ugu waaweyn ee ay dooda ka keentay ka mida qaabka awood qeybsiga iyo caasimadda Galmudug.
Beesha Cadaado & Xildhibaannadeeda oo ka hor yimid Heshiiskii Ahlu Suna iyo Galmudug [Akhriso Qoraal Culus]]
Less than 1 min read
