Tuesday, July 1, 2025

Beledweyne: Guddoomiye Dhalinyarro oo ku guuleystay Kursi Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka

Doorasho ka dhacday maanta magaalada Beledweyne ayaa waxaa ku guuleystay guddoomiyaha dhalinyarada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Maxamed Cabdullaahi Buraale (Raaxeeye) oo Guddoomiyaha Dhalinyarada maamulka Hirshabelle ayaa ku guuleystay Doorashadii Kursiga HOP059 oo maanta ka dhacday magaalada Beledweyne.

Maxamed Raaxeeya ayaa helay 66 cod, halka Mushrax Cabdullaahi Cali Cilmi oo la tartamay uu ka helay 35 cod. Doorashada oo ahayd hal Wareeg ayaa natiiijada Hordhaca ah wuxuu shaaciyey Guddiga SEIT Hirshabelele inuu ku guulaystay Mudane Mohamed Abdullahi Buraale

Kursigaan waxaa ku fadhiday Samiira Xasan Cabdulle, balse waxay go’aansatay inay isag harto tartanka , kadib markii beesha kursiga ay ku adkeystay in la furayo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON