Tuesday, July 1, 2025

Beledweyne: Laba Musharax oo u gudbay wareega 2aad ee Doorashada adag, Kursiga HOP004

Waxaa caawa magaalada Beledweyne ka socota doorashada kursi adag oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wareegga koowaad ee Doorashada kursiga Hop004 waxaa ku tartamay shan musharax, waxayna natiijadii noqotay sida soo socota:

1. Cabdi Dahir Cismaan = 10 cod

2. Cabdinasir Xaaji Shirwac Maxamed= 39 cod

3. Bilan Bile Maxamed = 35 cod

4. Faarax Salaad Dharaar. = 3 cod

5. Maxamed Maxamuud Cabdulle = 11 cod.

Wareegii koowaad oo doorasho adag ahayd waxaa kasoo baxay oo wareegga labaad u gudbay Bilan Bile Maxamed oo heshay 35 cod iyo Cabdinaasir Shirwac Maxamed oo helay 39 cod.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON