Monday, July 7, 2025

Booliska oo soo bandhigay waxyaabo Qarxa iyo Rag la sheegay inay xubno ka tirsan yihiin Alshabaab oo…

Ciidamada Booliska ayaa soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lagu soo qabtay howlgallo ay sameeyeen ciidamada iyo afar dhalinyaro oo la tuhunsan yahay.

Afhayeenka Booliska Sadiiq Aadan Doodishe oo goobta lagu soo bandhigay waxyaabaha qarxa ayaa sheegay in howlgalka uu ka dhacay Muqdisho iyo agagaarkeeda, sidoo kalena uu baaritaan ku socdo 4 xubnood oo ka tirsan Alshabaab.

Xubnaha Alshabaab ee la qabtay oo aan lasoo bandhigin ayuu afhayeenka Booliska sheegay inayAlshabaab u qaabilsanaayeen Amniyaadka iyo Dhaqaalaha, isla markaana uu baaritaan ku socdo.

Lama sheegin goobaha laga soo qabtay qalabka iyo waxybaaha qarxa iyo dadkii lagu soo qabtay qaraxyadan midna.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON