Tuesday, July 1, 2025

Booliska oo Xabsi kordhin u dalbaday Bajaajleyal u xiran bannaabax [Magacyada]

Taliska Booliska Gobolka banaadir, gaar ahaan saldhigga degmada Hodon ayaa maxkamadda Gobolka Banaadir ka dalbaday inay u sameyso xabsi kordhin muddo shan maalmood ah 46 bajaajle oo u xiran bannaanbaxyadii maalintii sabtida ka dhacay magaalada Muqdisho ee ka dhashay kadib markii askari Boolis ah uu dilay Darawal Bajaajle iyo nin rakaab

Booliska degmada Hodon ayaa Bajaajleyaasha ku eedeeyay inay hor kacayeen mudaaharaadkii geystay dilka, dhaca, burburin hantiyeed, iyagoo lagu kala xiray saldhigyada hoos yimaada qeybta guud ee booliska.

Askarigii dilay darawalka mooto bajaajka iyo abtigiis ayaa weli lasoo qaban, waxay kalo askarta dileen ilaa dad kale oo mudaaharaadayaal ahaa iyadoo aan dacwad ah lagu soo oogin, waxayna cadaaladda Booliska Muqdisho u muuqataa mid kaliya qabaneysa shacabka.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON