Monday, June 23, 2025

Boqorka Sacuudiga oo Qaabilaad iyo Qado-sharaf u sameeyay Madaxweynaha Jabuuti [Sawirro]

Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa qado sharaf u sameeyay wafdi uu hoggaaminayey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho ku jooga dalkaasi.

Sida ay baahisay wakaalada wararka Sacuudiga kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xiriirka Sacuudiga iyo Jabuuti, xaaladda Gobolka Geeska Afrika, waxaana wafdiga dowladda Jabuuti ka mida Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamuud Cali Yuusuf iyi xubno kale.

Booqashada Ismaciil Cumar Geelle ku joogo Sacuudiga oo uu maanta gaaray ayaa qeyb ah dadaalka Sacuudiga ku doonayo inuu saameyn weyn ku yeesho, waxaana isla shalay magaalada Jeddah heshiis ku saxiixay hoggaamiyeyaasha Itoobiya iyo Eritrea.

Ad

SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON