Wednesday, June 25, 2025

Boqorka Sacuudiga oo sanad kasta 21-ka Oktoobar Hambalo khaldan u soo dira Madaxda Soomaalida

Madaxda Boqortooyada Sacuudiga ayaa sanad kasta hambalyo khaldan u soo dira madaxweynaha Soomaaliya.

Dhambaalka hambalyada oo si toos ah (automatic) ay u soo daabacdo wakaaladda wararka Sacuudiga ayaa lagu tilmaamaa maalinta xoriyadda Soomaaliya ee 21-ka Oktoobar, taasoo lagu khaldo kacaankii Soomaaliya maalintii uu dhashay.

Shalay ayay mar kale wakaalada wararka Sacuudiga ku celisay hambalyadii ay madaxweynaha Soomaaliya u diri jirtay sanad kasta ee khaladka ahayd, waxaana hambalyada soo diray Boqorka iyo dhaxalsugaha Sacuudiha, laakiin warbaahinta qaarkeed ayaa xaalad cusub ka dhigtay xilliagan oo uu Soomaaliya madaxweyna ka yahay Maxamed C/llaahi Farmaajo.

HOOS KA AKHRI WARKII GOOBJOOGE KA QORTAY SANADKII HORE ARRINTAN

LA-YAAB: Boqorka Sacuudiga oo 21-ka Oktoobar awgeed hambalyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON