Tuesday, January 27, 2026

C/kariin Qalbi-dhagax oo magaalada Kismaayo lagu soo dhoweeyay [Yuu taageersan yahay..?]

waxaa magaalada Kismaayo maanta gaaray C/kariin Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka mida Saraakiishaabhada ONLF oo dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Dowladda Itoobiya, balse lagu sii daayey isbedelka ka dhacay Itoobiya.

Qalbi-dhagax ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo, waxaana Garoonka Diyaaradaha uga hortegay Masuuliyinta Maamulka Jubbaland iyo Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal Dowladda Federaalka Soomaaliya, Isimo iyo waxgaradka ka tirsan Jubbaland, kadibna waxaa C/kariin Qalbi-dhagax la geeyay Guriga Martida ee Magalada Kismaayo, isagoo la kulmi doono Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

C/karin Qalbi-dhagax oo taageere u ah madaxweynaha xilkiisa dhammaaday Jubbaland ayaa socdaalkiisa kusoo beegmay iyadoo olole xoog leh oo doorasho ka socdo magaalada Kismaayo.


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON