Monday, July 14, 2025

C/rashiid Xiddig oo kashifay xog badan oo ku saabsan Miinadii lagu Qarxin lahaa ee fashilantay.. [Daawo]

Xildhigaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa jawaab ka bixiyay war kasoo yeeray Taliyaha Booliska Maamulka Jubbaland oo ku saabsanaa kiiska miinada la dhigay gurigiisa ee la rabay in lagu qarxiyo isaga.

C/rashiid Xiddig oo ka mida musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin dheer ka bixiyey sida wax u dhaceen iyo qaabkii miinada looga qaaday dhabarka danbe ee hoyga uu degan yahay, isagoo miinadaasi dusha u saaray inay ka dambeeyeen ilaalada madaxtooyada Jubbaland, iyagiina ay qaateen.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON