Sunday, July 13, 2025

C/raxmaan C/shakuur oo Cafis dalbaday, kuna dhawaaqay inuu ka Towbad keenay khaladii ka dhacay [Daawo]

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa muuqaal uu soo duubay ku ku dhawaaqay inuu Alle uga towbad keenay khaladkii ku jiray khudbadii uu ka jeediyey dalka Jarmalka ee dooda badan ka dhalatay.

Wuxuu sheegay inuu Alle waydiisanayo cafis, isaguna uu cafiyey Culimadii ku xadgudubtay, wuxuuna dhinaca kale weydiisanayaa cafis cid walba oo wax ka tabanaysa, isagoo ku baaqay in dooddii iyo falceliskii ka dhashay khudbadii uu ka jeediyay dalka Jarmal ka jeediyey ay soo idlaato.

HOOS KA DAAWO FARRIINTIISII UGU DANBEYSAY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON