Thursday, July 3, 2025

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug dib uga qarxay Gobolka Mudug

Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug uu dib uga bilowday degaanada Bariga gobolka Mudug.

Dagaalka oo xoog leh ayaa ka socda degaanka degaanka Towfiiq ee gobolka Mudug, waxayna dadka degaanka ay sheegeen inay maqlayaan rasaas culus oo ay ku jiraan gaadiidka dagaalka, wuxuuna dadgaalka saaka soo cusboonaaday ka danbeeyay dagaallo dhowr jeer halkaasi ku dhex maray labada beelood.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inuu dagaalku istaagay barqadii, iyadoo dadka ku dhintay ay gaareen 20 qof iyo dhaawacyo ka badan, Baaqyo nabadeed oo ay soo saareen dowladda Somalia iyo mas’uuliyiin ka tirsan aanu waxba ka tarin joojinta dagaalkaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON