Sunday, July 13, 2025

C/weli Gaas oo shaaciyay Mashaariic cusub oo Imaaraadku u balanqaaday Maamulkiisa & Waanwaan… [DHAGEYSO]

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kadib muddo toddobaad ah oo uu ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabta aya sheegay in mashaariic cusub ay kasoo heleen Imaaraadka.

C/weli Gaas oo ka warbixiyey safarkiisa Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in ujeedkii uu u tegay Imaaraadka uu ku soo guuleystay iyadoo mashaariic cusub Imaaraadku ka fulin doono Puntland, ayna sii socon doonaan kuwii hore.

Wuxuu caddeeyay in Imaaraadka uu yahay dowlad si weyn Soomaalida xiriir ula leh, isaguna uu kala hadlay khilaafka dowladda Soomaaliya soo dhex galay, isagoo rajo badan uu ka qabo in xal loo helo.

DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID EE C/WELI GAAS

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON