Monday, June 23, 2025

C/weli Gaas oo Shaaciyey shir ay Garowe ku yeelanayaan Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada [Akhriso]

Shirkii labaad iyo shirkii ugu horeeyay ee Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada kadib asaaskoodii ayaa ka dhacaya magaalada Garowe, sida uu shaaciyay C/weli Gaas.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ahna Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa qoraal uu u kala diray madaxda maamul Goboleedyada horaantii Janaayo,  xilligaas oo madaxweyne Farmaajo uu socdaal ku marayey degaanada Puntland, wuxuuna ku casuumay madaxda Golahaasi inay isugu yimaadaan shir ka dhici doona magaalada Garowe 20-ka bisha Maarso 2018.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ee labaad  looga hadli doono arrimo quseeya danaha dowlad goboleedyada iyo guud xaaladda dalka. Waxayna arrintan soo shaac baxay xilligan oo Muqdisho uu shir uga socda madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON