Wednesday, June 25, 2025

Cabdi Xaashi oo go’aansaday inuu ka qeyb galo Shirka aan lagu casuumin ee Dhuusamareeb (Akhriso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa go’aansaday inuu ka qeyb galo shirka Dhuusamareeb ee madaxda dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Qoraal uu soo saaray Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ku socotay Madaxweynaha Galmudug, lana ogeysiiyay madaxda maamul Goboleedyada iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay u qorsheysan tahay wafdi uu hoggaaminayo Cabdi Xaashi inay tagaan magaalada Dhuusamareeb berri oo Talaado ah 2 Febraayo 2021, maadaama shirka looga hadlayo khilaafa ka taagan Doorashada oo arrinta Somaliland ka mid tahay.

Tegista Cabdi Xaashi ee Dhuusamareeb haddii la ogolaado waxay culeys ku noqon doontaa madaxeyne Farmaajo oo muddo dheer cadaaadis siyaasadeed ku hayey guddoomiyaha Aqalka Sare.

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON