Wednesday, June 25, 2025

Cali C/llaahi Cosoble: “Caddeymo ayaan u hayaa fadeexada dowladda Federaalka, waxaana..” [Dhageyso]

Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle  Cali C/llaahi Cosoble ayaa shaaciyay inuu hayo caddeymo noqonaya fadeexad ah oo dowladda dhexe ay ku burburineyso Maamulka Hirshabeelle.

Wuxuu sheegay inuu dacwad u gudbiyay Maxkamadda Sare, isla markaana uu Muqdisho u yimid la kulanka madaxweyne Farmaajo oo u yeeray, isagoo cambaareeyay qaabka loo dhigay cidda u tartameyso xilaka madaxweynaha Hirshabeelle.

Wuxuu ku adkeysay Cali C/llaahi Cosoble in si sharci darro ah loo maray xilka ka qaadistiisa, isla markaana isagu yahay madaxweynaha sharciga ah ee Hirshabeelle.

DHAGEYSO CALI COSOBLE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON