Tuesday, July 1, 2025

Cali Guudlaawe oo soo saaray Liiska Musharixiinta Aqalka Sare (Akhriso Magacyada 33 musharax..)

Madaxweynaha HirshabeelleCali C/llaahi Guudlaawe ayaa soo saaray liiska musharixiinta u taagan Aqalka Sare ee lagasoo doorto maamulkaasi.

Liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Hirshabelle ayaa ka duwan maamul Goboleedyada kale, waxaana 8-da kursi ee yaalla Jowhar ku tartamaya 33 musharax oo qaarkood si weyn loo yaqaan, isla markaana kuraasta qaarkood waxaa ku qoran ilaa 5 musharax.

Liiska musharixiinta waxaa ka dhex muuqda xubno hore u ahaa senatooro iyo madax kala duwan oo isku heysta kuraasta qaarkood, iyadoo la filayo in doorasho adag oo lagu tartamo ay ka dhacdo Hirshabeelle.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

1. Muuse Suudi Yalaxow.
Cabdullaahi Sheekh Xasan
Axmed Xasan Cadow
Xaaji Muxudiin Xasan Afrax
Dr. Xasan Cadaay Cali

2. Maxamed Amiin Shiikh Cusmaan
Daaha Muxudiin Sh. Daa’uud
Axmed Maxamed Cali (Afcadey)
Yuusuf Macallin Xasan (Fila-dheere)
Dr. C/raxmaan Muuse Xabad

3- Maxamed Axmed Nuur (Tarsan)
Range Xasan Cusmaan (Xuuti)
Dr. Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle)

4. Prof. Maxamed Cusmaan Dhega-juun
Nuur Maxamed Geedi (Canjeex)
Mukhtanr Xuscen Axmed

5. Cali Shacbaan Ibraahim
C/quadir Xanafi Sheekh Bashiir
Cabdullaahi Axmed Tawaad
Cansho Xuseen Abuukar
Cabdalle Cabdi Xuseen

6- Xasan lidow Muxumed Kobac
Cusmaan Axmed Macow
Cabdinuur Ibrahim Nuur

7- Fartuun C/qandir Faarax Karaama
. Adna Xasan-Mahad Cabdi
• Sacdiya Yarow Aadan

8- Naciimo Ibraahim Yuusuf
Maryan Maxmed Kuulow
Zamzam Cabdullaahi Xuseen
Maxamed Macallin Xasan Kulmiye
Abuukar Xasan Cali (Maqanecy)
Cabdalla Maxamuud Cusmaan

No photo description available.
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON