Sunday, July 6, 2025

Cali Maxamed Geedi oo shaaciyey inuu noqday hogaamiye Xisbi mucaraad ah oo taageersan…

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka mida iyo la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in xisbi uu hoggaamiyo uu kusoo biiray xisbiyada mucaaradka.

Isagoo ka hadlayey xaflad labaad oo lagu maamuusayey magacaabidda Guddoomiyaha G/Banaadir Cumar Filish aauu sheegay in xisbiyada ay sharci yihiin, isla markaana uu ku biiray xisbiyada mucaaradka ah, laakiin xisbigiisa uu yahay mucaarad wax dhisaya oo wax dhisaya ee aanu ahayn xisbi wax duminaya dowladda Federaalka iyo madaxdeeda.

Cali Geedi oo si weyn taageere ugu ah madaxda dowladda Somalia ayaa khudbada uu ka jeediyey xafladda loo sameeyay guddoomiyaha G/Banadir ku sheegay inuu xusayo madaxda xisbiyada oo uu ka mid noqday, ayna yihiin sharci uu Baarlamaanku ansixiyey, madaxweynuhuna saxiixay. laakiin waxyaabo laga sheego.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON