Friday, April 19, 2024

Cidamada Amniga Muqdisho oo Gacanta ku dhigay Dabley Shabaab ah oo fulin lahaa fal Dil ah

Ciidamada Amniga Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay Nin la sheegay inuu ka tirsanaa Alshabaab oo maanta gacanta lagu dhigay isagoo doonayey inuu toogasho ku dilo askari ka tirsan ciidamada degaanka Xamar ee G/Banaadir.

Afhayeenka Booliska ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay Eedeysane Khawaarij ah oo lagu magacaabo Muxsin Cali Mustaf, ina Hooyo Iisho Muqtaar Cali, kaasoo maanta 09:50 barqadii isagoo ku howlan fal dil khaarijin ah oo doonayey inuu dilo askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar gaar ahaan Degmada Wadajir.

Ninka la qabtay ayaa lasoo bandhigay isagoo wtaay Bistooladii uu wax dili lahaa, waxaana Afhayeenka Booliska uu sheegay inay soo qabashadiisa gacan ka geysteen dadka shacbaka ah ee degmada wadajir.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON