Thursday, June 26, 2025

Ciidamada Amniga oo howlgallo Dad lagu soo qabtay ka sameeyay Muqdisho & Degaanada u dhow

Ciidamada Amniga ayaa howgallo ku qaday xaafado ka tirsan Magalada Mmuqdisho iyo duleedkeeda iyadoo uu socdo howlgalkii Amniga ee caasimadda oo toddobaadkii labaad ku jira.

Ciidamada Booliska ayaa baaritaan Guri-guri ah ka sameeyay qeybo ka mida degmooyinka Hodan, Howlwadaag iyo Wardhiigley, waxayna sidoo kale ciidamadu howgal ka fuliyeen degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka oo dhowaan laga helay hub iyo waxyaabaha qarxa oo fara badan, sida uu sheegay Booliska.

Howlgallada ciidamada amniga ayaa lagu soo qabtay dhalinyaro fara badan oo laga shakiyey, kuwaasoo intooda badan lasii daayey markii la kala saaray sida laga soo xigtay saraakiisha ciidamada Amniga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON