Sunday, July 13, 2025

Ciidamada Amniga oo sheegtay inay qabteen Nin Qaraxyada ku dhejiya Gawaarida.

Ciidamada Amniga ayaa shaaciyey in howlgal ay Ciidamada fuliyeen Jimcihii 5-ta April lagu soo qabtay nin Alshabaab u qaabilsanaa inuu qaraxayda ku xiro Baabuurta.

Howlgalku ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, lamana sheegin goobta uu sida gaarka ah uga dhacay, isagoo qaatay muddo saacado, isla markaana wuxuu u dhacay sidii loo qorsheeyay, iyadoo aanay wax qasaare ah ka dhicin

Warkan oo lagu baahiyey Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu shegay in ciidamada ayaa daba socdeen xogo sirdoon oo ay ka heleen ilo muhiim u ah taas oo suurta galisay qabashada ninkan.

Ma jirto wax faafhaahin ah oo laga bixiyey qofka la qabtay, magaciisa ama muuqaalkiisa, iyadoo hore tobabaab jeer loo shaaciyey falal noocan oo kale ah oo aanay jirin cid xaqiijisay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON