Tuesday, June 24, 2025

Ciidamada DFS oo Qarka u saaran inay Alshabaab ka saaraan Gobolka Mudug

Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidanka dowladda, kuwa Galmudug iyo ciidamada degaanka ay qarka u saaran yihiin degaan muhiim ah oo Alshabaab ku harsan tahay.

Ciidamada is kaashanaya ayaa maanta Alshabaab kala wareeegay degaanka Gaadday oo Bariga ka xiga magaalada Camaara ee gobolka Mudug, iyadoo qarka u saaran degaanka Shabeelow oo fariisin muhiim ah Alshabaab.

Warararka ayaa sheegaya in Degaanka Shabeelow oo hawlgal ciidanku ka fuliyeeen lagu dilay maanta ila 25 ka tirsan maleeshiyaada Alshahaab, lagana burburiyay gaadiid iyo saldhigyo ay halkaas ku lahaayeen.

Sidoo kale ciidamada dowladda ayaa gaaray degaannada Kuridhi iyo Qorileey oo Galbeedka ka magaaalada Camaara, waxaana weli socda xoreynta degaanada ay Alshabaab uga harsan yihiin Mudug.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON