Thursday, July 17, 2025

Ciidamada Dowlada oo dilay Horjooge ka tirsan Alshabab iyo Alshabaab oo sheegatay Dilka taliye ku xigeenkii…

Taliska Ciidamadda Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab iyo ilaaladii la socotay.

“Ciidanka kumaandooska oo ka war hayay in habeenimadii Sabtida sarkaalka iyo Xubnaha lasocday soo gaareen Sablaale ayaaa howlgal qorsheeysan ka fuliyay degmadaasi iyagoona ugu galay gurigii ay kajoogeen sablaale islamarkaana goobti kuwada toogteen Sarkaalk iyo tobankii Xubnood ee la socday. ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Taliska Milateriga.

Horjoogaha Alshabaab ee howlgalka lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Mucaad Dheere oo la sheegay inuu Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolada jubooyinka ee maamulka Jubbaland.

Dhinaca kale Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in ay khaarijisay taliye ku xigenkii Ciidamada Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho, markii Gaari uu la socday la qarxiyey, waxaana taliye xigeenka lagu magacaabo jiray Cali Xuseen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON