Monday, June 23, 2025

Ciidamada dowlada oo ka hortegay Weerar Culus oo Alshabaab ku qaadeen Baardheere [Daawo dabley la qabtay]

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya inay ka hortageen weerar culus oo kooxda Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda ee degmada Baardheere, Gobolka Gedo.

Weerarka oo dhacay kadib xalay saqdii dhexe xilligii saxuurta ayaa lagu sheegay inuu ahaa kii ugu weynaa ee Alshabaab ku qaado magaaladaasi muddo saddex sano ah, waxayna beegsadeen saldhiga Ciidamada ee ku yaala agagaarka Buundada degmada Baardheere.

Labada dhinac ayaa is weydaarsaday hubka fudud iyo kan culus, wuxuuna dagaalku socday muddo ku dhow saacad iyadoo la sheegay in dib loo celiyay kooxdii weerarka soo qaaday ee Alshabaab, iyadoo la gaarsiiyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Ad

Alshabaab ayaa la sheegay in laga dilay afar maleeshiyo iyadoo mid kale laga qabtay, halka ciidamada dowladda laga dilay hal askari. Dhaawacyada ayaa la sheegay inay gaarayaan t kale.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON