Wednesday, June 25, 2025

Ciidamada Dowladda iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray Degaano ka tirsan Buurhakaba

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo  kooxda  Al-shabaab ayaa ku dagaalamay degaano ka tirsan degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.

Wararka laga helayo saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Bay ayaa sheegaya inay cidiamada la wareegeen degaano hoostaga degmada Buurhakaba, kadib dagaal culus oo ay la galeen  kooxda Alshabaab shalay.

Guddoomiyaha BuurhakabaMaxamed Ibraahim Nuur ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ka guuleysteen kooxda Alshabaab dagaal la galeen, isla markaana dhimasho iyo dhaawac loo heystay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON