Monday, June 23, 2025

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Degaanka oo la wareegay Degmada Ceeldheer ee Galgaduud

Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ay la wareegeen degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.

Sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Nuur Ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka ayaa saaka Alshabaab ka qabsaday degmada Ceel-dheer, iyagoo hadda ku wajahan degaannada kale ee Gobolka Gagaduud.

Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ayaa shalay qabsaday degmooyinka Galcad iyo Xaradheere, waxaana Ceeldheer ay ka dhigan tahay degmadii ugu danbeysay ee Alshabaab lagala wareego iyagoo an ku dagaalamin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON