Sunday, June 22, 2025

Ciidamada Dowladda oo baaritaan ka sameeyay Masjid Caan ka ah Muqdisho & Imaamkii oo la qabtay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo gaara ay galeen masjid caan ah oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha, iyagoo baaritaan halakasi ka sameeyay.

Ciidamadan ayaa isku wareejiyey Masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Bakaaraha Salaadii Casir kadib, waxayna dadkii ku tukaday u diideen inay dibadda u baxaan, iyagoo qof qof loo baaray dadkii ku tukaday masjidka oo muddo daqiiqo ah loo diiday inay ka baxaan Masjidka.

Wararka qaar ayaa sheegay in ciidamada ay kaxeysteen Imaamkii masjidkaasi oo lagu magacaabo Macalin C/raxman Guure. Dadka ku sugnaa masjidka ayaa sheegay in ciidamada ay salaadii casir kadib ay howgal qorsheysnaa ka sameeyeen masjidka.

Ad

Lama oga howlgalka ciidamadu ka sameeyeen masjidka Abuu Hureyra oo ka mida kuwa ugu waaweyn suuqa Bakaaraha, isla markaana dad fara badan ay ku tukadaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON