Friday, June 18, 2021

Ciidamada Dowladda oo howlgal ku qaaday degaanada Alshabaab ee Gobolka Hiiraan

Ciidanka Xooggga dalka Qeybta 27-aad, ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan.

Degaanada howgalka uu hadda ka socdo ayaa waxaa ka mid ah  Deegaanka Aboorey,  Beero-yabal, Wariirey, Galboocale iyo Yasooman, kuwaa oo dhammaantood hoostaga degmada Buulo barde ee gobalka Hiiraan.

Howlgalka ayaa qeyb ka ah howlgalada sida guud Ciidanka Xoogga uga waddaan Hirshabeelle, kaas oo maleeshiyada Al-shabaab looga sifeynayo goobaha ay gobalka kaga dhuumaaleysanayaan.

Ad

Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xooga dalka General Tareedisho oo Hor kacaya howlgalka ayaa sheegay in horumar weyn laga sameeyay howlgalki ay Ciidamada fuliyeen.

- Advertisement -
- Advertisement -

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

158,735FansLike
2,430FollowersFollow
5,851FollowersFollow
158,735FansLike
2,430FollowersFollow
5,851FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!