Wednesday, July 2, 2025

Ciidamada Dowladda Somaliya iyo kuwa Kenya oo ku dagaalamay Xuduudka Beled-xaawo & Mandhera

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal saaka ku dhex maray Xuduudka laabda dal ee magaalooyinka Beled-xaawo iyo Mandhera.

Dagaalka labada ciida ayaa ka dhacay Barta Canshuuraha (kastamka) degmada Balad-Xaawo iyo Mandheera u dhaxeeya halkaasoo ah xaduud benaadka labada magaalo isaga gudbaan gaadiidka iyo dadka, wuxuuna dagaalku socday muddo ka badan nus saac, iyadoo hub kala duwan ay labada ciidan is-weydaarsadeen.

Dadka magaalada ayaa sheegaya inuu jiro qasaare Dhimasho iyo dhaawac ah oo laab dhinac kala gaaray, iyadoo faahfaahinta dagaalkan ay hadda soo baxday.

Dagaalkan ayaa imaanyaa kadib markii ciidamada Kenya ay dil iyo afduub kula kaceen dad shacab ah oo ku nool degmada Ceelwaaq.

LA SOCO WIXII KUSOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON