Monday, June 23, 2025

Ciidamada Kumaandooska Somaliya oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Alshabaab -Taliyaha SNA-

Ciidamada Danab e e kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay degaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo koox ka tirsan Alshabaab ku dilay halkaasi.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in howlgalka degaanka Leego ay iidamad Danab ku dileen 7 dagaalame oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida ay kasoo xigatay idaacadda Ciidamada.

Taliye Odowaa ayaa sheegay in Ciidamada Danab ay xalay Saqdi dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyeen Degaanka Leego ayna ku dileenaku dhowaad 7 ka tirsan Al-shabaab oo dadka ku dhaqan leego ka qaadi jiray lacago baad ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON